Tacsi: Mama Asli Isse Ali Rooble oo Ku geeriyootay Canad

Innaa lilaahi wa innaa ilaahi raajicuun

waxaa isoo gaartay in magaalada Ottowa ee dalka Canada ay ku geeriyootay mama Asli Isse Ali Rooble, oo dadeenu ahayd 90 sano. Mama Asli waxay kamid ahayd gabdhihii iyo hooyooyinkii qeyb kulahaa halganki gobanimodoonka iyo ururki SYL

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhammaan reer Baanafunsi iyo reer Cabdiqaasim Salaad Xasan. Gaar ahaan waxaan tacsi gaarsiinayaa Cumar Cabdallah Banafunsi iyo Deeqa Cabdiqaasim Salaad oo aan leeyahay idinka iyo dhamaan qoyska samir iyo iimaan ha idinka siiyo.

Waxaa tacsi diraya
Adeer. Cabdulqaadir Cali Boolaay
Dr. Cabdulaahi Cosoble Siyaad
Amiin Amir Maxamed
Cabdiraxmaan Khaalid Macoow
Wasiir .Hamza said Hamza
Xildhbaan .Mohamed Nuren Bakar
Xildhibaan. Khaalid Macow Cabdulqaadir
C/qaadir Shire Faarax
Dr. Maxamed Daahir
Sureer Abshir Muuse
Abdiaziz Hassan Giyaajo Amalo
Av. Atiqi Mohamed
Dr .khalifa Mowlan
Ustad .Banafunzi
Prof. Bana Mohamed Said
Suldan . Abdulla said Mahamud
Prof.Abdulkadir Mumin
Abdulkadir Faqi Abo
Qasaali Faqi Abo
Qasaali Sheikh Abamin
Qasaali Faqi Abo
Khadija Sheikh Abamin
Batula Omar Bana Funzi
Sharif Asad
Abashekh Mudhir
Safir. Abdulkadir Amin Sheikh
Inj. Monye Said Omar
Drs. Maryam Qasim
Wasir. Mustafa Haji Noor
Xil. Mohamed Habib
Mohamed ALI Bana
Mohamed sheik Haji(Bakari)
Hear Women Foundation
Dahabo Ahmed
ALI Jeylani H Ali

Ilaahay ha unaxariisto mama Asli Isse Ali Roble.
Waa bil barakeysan, waa ramadaan ee dhammaan aan u duceyno marxuumadda, ehelki ay ka baxdayna aan samir ilaahay uga barino

@hanoolaato.com