Daawo: Somaliland oo aqbashay Xabad-Joojin iyo wadahadal

Somaliland oo aqbashay Xabad-Joojin iyo wadahadal (Cease-Fire)
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil oo ku hadlaya magaca M/weynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa fariin u diray Madaxda Puntland inay aqbalaan Xabadjoojinta