Walaal Caawi Fadliga Bisha Ramadaan Awgeed, dad dhibaato ka soo gaadhay Roobab

walaalka Muslimka ahow u Gargaar walaalaha Somaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaadhay Roobabkii ka da`ay Xeebaha Gobolka Awdal, halkaas oo ay ka dhacday Musiibo weyni waxa ku dhintay dad gaadhaya 30 Qof, Hoy iyo Xoolo wixii ay haysteen dhamaan waxa ka baabiyay Roobabkii iyo daadadkii halkaas ka da`ay

walaal dadku ma haystaan Hoy, Biyo iyo Cunto,

Walaal Alle dartii ku Caawi dadka Masaakiinta ah ee ay dhibaatadu maanta haysato,

Wixii aad Alle Dartii ula baxdo waxa ay kuu noqonayaan mid aad ku liibaanto if iyo Aakhiro.

Bisha Ramadaan Khayrkeeda wixii lala baxa waxa ay leeyihiin Ajar Dheeraada.

Account Number: D7705 Dahabshiil
Mobile Number: 00252-63 4405388 Telesom
Mobile Number:00252-65 9732453 Somtel
email: mustaqbal7@gmail.com

Jamaal Ibrahim Mohamed