Ololaha Dawlad-Wanaag Hay’ada INSANIA FOUNDATION oo la wareegtay Samafalkii qalinka bilaashka ahaa ee Xisbiga SSUP

.Mahad Celin Hay`ada (Insania Foundation) oo manta la wareegtay Samafalkii 50 qofood ee qalinka si bilaasha ha Xisbiga SSUP ugu deeqay.

Maanta oo talaado 29-05-2018 ayaan si toos ah Xisbiga SSUP ugu wareejiyey Hay`ada Insania Foundation waxaay balan qaaday ilaa iyo 50 qof ka badan oo Qaliin bilaasha ah u sameeyneeyso dadka aan awoodin in aay helaan Qaliin bilaashka ah.

Hogaanka hay`ada INSANIA FOUNDATION ayaa yiri Bishaan Barakeeysan Ayaan ka wada faa `iideeysaneeynaa in aan shacabka Soomaaliyeed adeeg caafimaad siino Alle sw waydiisaneeyno inuu inoo danbi dhaafo Aamiin.

Wixii warbixin intaa la eg kala xiriir talefnnr iyo emailkan xaga facebook
#Sinaan iyo #Cadaalad