Assalamu Calaykum
Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga.
Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.
Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas.
Kani waa barmaamijkii 6-aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo siina fidi.