Guddiga Difaaca Puntland oo amarro lagu adkaynaayo amaanka soo saaray.

Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amarro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Guddiga ayaa saraakiisha ammaanka faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe.

Dhanka kale shacabka ayaa lagu amray in aanay gaadiidka yar-yar iyo kuwa waa weyn la aadi karin goobaha difaacyada ee ay ku sugan yihiin ciidamada.

Halkan Hoose ka akhriso Qoraalka ka soo baxday Guddiga Difaaca Puntland.