Soonka yaan la siyaasadeyn.

Soonka yaan la siyaasadeyn, yaana ciyaar laga dhigin. Qof ayaa Facebook shalay ku soo qoray, adiga oo Reer Burco ah, haddii aad Xamar ku soonto, soonkaasi aqbal ma yahay?.

Waxa uu ku jawaabay, haddii loo fiiriyo sharciga gooni u istaaga, culumada jamhuurku waxa ay ka qabaan su’aal. Bacdamaa suunka dhaxdiisa haddii aad Hargesa ku noqoto lagu xirayo.

Su’aasha kale ayaa ah, haddii curashada bisha soonka laga soo sheego Imaaraadka gobalada ayaa laga soomayaa, haddii Qatar laga soo sheegana dowlada, inta dhaxdhaxaadka ahna aragtidooda ayeey ku soomayaan.

Ar soonka yaan ma siyaasadeeyn.Alla ka cabsada. Soon qaboobe Alla hanooga dhigu, Alla hanaga aqbalo soonka, kuwii naarta laga xureeyo Alla hana dhigu, jannatul Fardoowsa Alla hanagu kulmiyo.Aamiin. Aamiin.

Qore: Yahya Amir.