Khudbadii Madaxwaynaha Turkiga Erdagon Ee arimaha Baytul Qudus oo caasimad Yuhuuda looga dhigay

◇ Madaxwaynaha Turkiga Erdagon oo Goor Dhawayd khudbad Muslimiinta Dunida ku Nool ka Farxisay Jeediyey Waxay udhigan tahay Sidan

“Waxaan si toos ah ugu digayaa Trump iyo mareynka. waxaa u fiican in aysan faraha lasoo galin arimaha Qudus. Waxa ay ku sheegeen Jaresusalam inagu waxaan u naqaan magalada Qudus”

“Masjid Al Aqsa waa diilinta gaduudan ee islaamka, waa halka shanta salaadood Rasuulkeena maxamed looga soo dhiibay. Waa magaalo muslimiinta ay iska leeyihiin”.

“Waan la dagaalami doonnaa cid walba oo Qudus u aqoonsata caasimad dal kale. waana dagaalameynaa ilaa meesha ugu dambeeysa aan gaarno”.

“Daciifnimada madaxda islaamka ayey arkeen kadib maanta waxey leeyihiin Qudus waa caasimda Israa’iil. Bal fiiriya waxaas?”

“Alle wuunagu imtixaanayaa midaan. Ma difaacan karnaa Qudus? haa, Maka ilaalin karnaa dugaaga kusoo wajahan? haa, lakin niyadeena cabsi yaan laga dareemin”.

“Masjid Al Aqsa iyo Magaalada Qudus ma noqon karaan dhul yahuudeed. Trump waxaan leeyahay garo waxa dalkaaga faa’ido ah. Anaga Insha Allah waan difaaceeynaa Qudus waa balan, waa balan”… (Share)

Kadib qudbada markuu dhameeyay barlamaanka Turkiga ayaa islamarkii ku qeyliyay Allahu akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar. Waxaani si weyn u soo dhoweeyay malaayiin muslimiin ah oo la dhacay cabsi la’aanta Erdogan

Qoraalkan hadii aad aqrisay geesi Racep Tayyib Erdogan maxaad ku tilmaami laheed? Wallahi waa guul iyo farxad weyn.

waxaan leenahay Muslimiinta Guul