Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay

Assalamu Calaykum

Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan.

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.

Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas.

Fadalan ka faa’idayso hadaad awood u leedahayna sii gudbi si aan ajarka noola wadaagto.
Mahadsanidin