Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur oo ku soo Wajahan K/Afrika

Diyaargarowga soo dhaweynta Hogaamiyaha Xisbiga WADAJIR ayaa si wada jir ah uga socota Magaalooyinka Pretoria iyo Johannesburg oo ku soo hormari doono islamarkaana wuxuu kula kulmi doono Jaaliyadda Soomaalida.

 

Cabdi Rxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sidoo kale imaanaya Magaalada Cape Town oo Kumanaan Soomaali ah ay degan yihiin.

Qore C/Risaaq Indha Jacayl