Daawo: Dowlada Imaaraadka oo qabsatay magaalada Socotra ee dalka Yemen

Dawlada Imaaraadka oo calankeedii ka taagtay Jasiirada Socotra ee u dhaw Jamhuuriyada Soomaaliyeed, keentayna ciidan dubaabada iyo diyaarada wata.

Waxa kale ooy u diiday ra’isul wasaaraha Yemen oo socdaal jasiiradaa ku maraayay in uu Socotra ka baxo.

Dawlada Yemenina waxay sheegtay in Imaaradku aay kula kacday talaabo cadaawo dalkeeda, kuna xadgudubtay qaranimadeeda.