Wasiir Khadar: “Waa muhiim in loo midoobo dagaalka Al Shabaab”

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa ugu baaqay dhammaan Ciidamada Xoogga dalka in ay u midoobaan dagaalka Al Shabaab.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la’iska ka kaashado dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al Shabaab ee ka socda gudaha dalka.

Waxaana uu ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in ay qaataan kaalintooda, islamarkaana ay taageeraan Ciidanka Xoogga dalka.

Facebook Comments