Ra’isalwasaaraha cusub ee Itoobiya oo sheegay inuu ka baxay heshiiskii Berebera

War culus Dowlada Ethiopia ayaa iskaga baxaysa hishiiskii Bebera oo ay ay kala saxiixdeen iyaga iyo DP Word iyo Somaliland kadib markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay arinkaas.

Ethiopia ayaa tiri waan ka baxaynaa hishiiskaas umana muuqdo mid hirgali doonin, dhanka kale Waa arimo xiriirka dowladaha aan wanaajinaynin baa noo muuqdaa taas Badalkeedi waxay hishiis la galeen Jabuuti.

Hadalkaa Ethiopia ka soo yeeray oo kaga baxay hishiiskii Berbera ayaa ku soo adayo xili Ethiopia iyo jabuuti kala saxiixdeen hishiis dhanka ganacsiga oo ay Jabuuti ugu furaysa marin dekedaha ah Dalka Ethiopia.

Tilaabadaan ayaa ka dhigaysaa waji gabax hor leh oo Emaaraatka soo foodsaaray, Halka dowlad Soomaaliya u tahay guul siysaaded oo hor oo u soo korartay.