Madaxwaynaha oo Booqasho ku tagay Magaalada Baladweyne si uu ula socdo xalaada fataahada Wabiga Shabeelle

Madaxwaynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi u hogaaminayo ayaa garay Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, Madaxwaynaha iyo wafdigisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhawayay madaxada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Safarka Madaxweynaha ayaa wuxuu googol xar u yahay dadaalo la doonayo in logu gurmado dadka ayaa sameysay fatahaada wabiga shabeelle uu ka geeystay Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran.

Dhanka kale Madaxwaynaha Dowlada fedaaralka iyo wafdiga u hoggminayo ee garay maanta magaalada Baladwayne ayaa ah mid logu googol xarayo sida logu gurmaan laha dadka waxa yeeladu ka soo gareen fatahaada Wabiga Shabeelle.