Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Musharaxa ugu cad cad waa kuma? 30.4.2018.

Xildhibaanada Baarlamaanka waxaan maanta ka doonaynaa inay Doortaan Guddoomiye Baarlamaan oo midayn kara Qorshaha madaxtooyada .xukumada iyo maamul gobaleedyada. dalka ka dhisan Iyo shacabka soomaaliyeed

hadii khilaaf markasta jiro oo ah mooshin cabsi lagu galinayo rajada shacabka soomaaliyeed iyo madaxda dawlada hogaamisa Doorashada maanta maaha mid keentay isbadal muuqda.

Awooda Dawladnimo oo laga ilaaliyo in si khaldan loo.isticmaalo waa midaynata dawladnimo ee aan dooneyno.

Hadii aan sharciga lagu dhaqmin markasta waa imanaya mooshin laga keeno in lagu bur buriyo hay’adda sharci dejinta iyo xukumada iyo Madaxtooyada waa in Guddoomiyaha cusub noqdaa mid khaladkii dhici jiray saxa

Hadii ay jiraan xildhibaano mucaarad ku ah madaxda madaxtooyada iyo xukumada waa inay keenaan isbadal wax lagu saxi karo.
Madoonayno isbadal wax lagu bur buriyo.

Aniga waxaan Cadeynayaa inaan si Dhab Ah u Taagyeersanahay Ambasdor Mohamed Mursal Sheikh Adna waa inaad Cadayn kartaa qofkaad isleedahay wuu ku guuleysan. Karaa

Danjire maxamed caalim