Dagaal Maleeshiyaadka Al-Shabaab beeraley ku dhexmaray Magaalada Garbahaarey.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeysa dad Beeraley ah iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka ka dhacay magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in dagaalkaas maanta dhax maray dadka beeraleyda ah iyo Al-Shabaab uu ka dhashay khasaaro soo kala gaaray labadii dhinac uu dagaalka dhexmaray.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Xoogga ayaa Sheegay in ay Al-Shabaab kala waregeen deegaan ka tirsan gobolka Gedo, waxayna ciidamadu sheegeen in Al-Shabaab dagaalka ay sii wadayaan inta Gobolka oo idil laga saarayo Shabaabka.