Magaalada Minneapolis oo Puntland ka furatay Safaarad

Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa shalay galab laga furay safaaradda dowladda Puntland, taasi oo si rasmi ah u bilaabeysa xiriirka dibloomaasiyada labada dowladood Puntland iyo Mareykanka. Munaasada dhacday markaas kadib ayaa dib looga taagay calanka Soomaaliya.

Safiirka cusub ee loo soo magacaabay Mulki Haaji Hussein oo xafladaasi furtay, kana soo jeedisay warbixin gaaban.