Hogaamiyaha Hiirshabelle Mohamed Cabdi Ware ayaa la filaayaa in xilka la qaado…

Hogaamiyaha Hiirshabelle Mohamed Cabdi Ware ayaa dhawaan la filayaa in xilka laga raacdeeyo kadib markii xildhibaano 72 garaayo gudbiyeen Mooshin ka dhan ah

Waare ayaa dhaqan ka dhigtay inuu Beelihii isku diro isla markaana canshuuraadkii Baladweyne la geeyo Muqdisho waxa uuna sidoo kale saldhig ka dhigtay Muqdisho oo maamulkii dhamaa ee loo doortay u badalay NGO uu laptopkab ku sito oo aan laheyn wax qabad.

Waxaan ognahay in uusan maamulka shaqeyn.

In Balcad maalin cad shabaab qabsadeen

In Buulo Burto Shabaab go’doon galiyeen oo Gudmiyihii loo magacabay Muqdiaho fadhiyo
in Jalalaqsi 2 dhinac laba gudoomiye leedahay in Baladweyne qalalasa ka socdaan in Matabaan la hoos geeyay Galmudug.

In uu yiri Xildhibaanada hirshabeele ee doortay waa jaahiliin baadiyo laga keenay oo aan waxna qorin waxna aqrinin warkoodana uusan ku jirin.

Maamulkaas alaa u maqan.

Muhammed Hassan Warsame