Golaha shacabka oo loo qeybiyay magacyada Guddiga doorashada Guddoonka, Magacyada

Kulanka saddexaad ee kalfdhiga Golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho,waxaana Xildhibaannada loo qeybiyay magacyada 15 xubnood oo uu ka kooban yahay Guddiga doorashada Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya.

Magacyada ayaa kala ah;

Xildhibaannada ayaa la filayaa falanqeyn kaddib in ay ka doodaan kaddibna cod u qaadaan kaas oo ay ku aqbalayaan ama ku diidayaan.