Daawo: Boqor Buur-Madow oo lagu xiray Hargeysa

Boqor Cismaan aw Maxamuud Buur-Madow oo ka mid ah madax-dhaqameedyada ugu magaca dheer Somaliland ayaa caaws ciidaanka Boliiska Somaliland ka qabteen Hotelka Mansuur ee magaalada Hargeysa.

Boqor buur madow wuxuu ka yimid dalka dowlad Goboleedka Puntland, adagio ka qeeb galay caano shubka loo sameeyey Beeldaajiyaha Cali Saleebaan.

Boosliska xiray oo la hadlaayey wariyaal ayaa u cadeeyey in Boqor Buur Madow uu galay danbi lid Ku ah qaranimada Soomaaliland.

Boqor Cismaan Aw maxamuud Buur Madow oo hadda ku xiran xarunta ciidanka CID ee Boliis ee Hargeysa.

Facebook Comments