Gudoomiyaha Baarlamaanka oo amaankiisa ay la wareegeen Amisom

Guddoomiye Jawaari iyo Mahad Cawad oo ay galbinayaan AMISOM ayaa goor dhow ka baxay xarunta Golaha Shacabka, waxaa haatan ay shir kula leeyihiin xarunta Villa Hargeysa Taliyeyaasha AMISOM,

Taliyaha AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in Jawaari amnigiisa ay ka mas’uul yihiin, qeybna uu ka yahay waajibaadkooda inta uu xilka haayo.
Abdiasis Hassan Mohamed