Maxamed Caalim ”Mooshinka dhibaato weyn ayuu ku haayaa ummadda Soomaaliyeed….”

Danjire Maxamed caalim oo aad ugu hadlay dhibaatadda sharciyeed ee mooshinka lagu dhaqa dowladda Soomaaliyeed.

Wuxuu Maxamed caalin ku tilmaamay mooshinka arin mucjiso ku ah ummadda Soomaaliyeed, waana in sax laga qabtaa oo wax laga badalaa sida uu hadda u sameysan yahay.

Dowladda ma shaqeyn karto, hadii uu sharcigaan sidaas ku sii socdo, tan kale xildhibaanada sida ay ku yimaadeen waanu ogsoonhay iyo ula jeedadooda ee ka dan betsa in mooshin la keeno sidaasina waxa yiri Danjire Maxamed Caalim

Waxaa inoo soo wareystay Axmed Afrax.

Halkan Ka Dhageyso