Go’aanka collaadda Balad Xaawo.

Dowlada somalidu iyada oo gudaneyso waajibkeeda dastuuriga ah iyo codsiyada uga imaanaya dadweynaha somaliyeed. Ma haboona in ay ka aamusto ,collaada u dhexeeysa dowlada Kenya & dadka reer Balad xaawo,waana in la qaato go’aankii hore loogu guuleeeytay ee laga qaatay collaadii khaliijka oo kale.

GO’AAN.

((( Dowlada somalidu waxa ay go’aansatay in ay dhaxdhaxaad ka noqoto collaadda u dhexeeysa walaalaheena reer Kenya iyo walaalheena reer Balad xaawo…..Waxaana u rajeyneeyna labada dhinac Nabad &Nolol waarta))).

Waa Su’aale go’aanka nagu soo daahay amuu sidaa noqdaa?

FG: ma ahan go’aankii dhabta ahaa, arragtidaada , muxuu noqon doonaa, go’aaka nagu soo daahay?. Dowladda wax iska celin lagama sugeeyn ee warkii ayaa laga la’ yahay.

Munaafaq murqa weyn iyo miskiinka muraayada wato maa leeysku fiirsahaa?. Maya, Maya, Maya.

Qore: yahya Amir.