Daawo: Sidee uga hortagnaa Burburka nagu bilowday?

Waxaa jira dhibaato Ku soo food haysa dad yowga Soomaaliyeed ee Ku dhaqan geeska Afrika, hadii aan laga hortagin, magaca Soomaali ama qowmiyada Soomaaliyeed Waa ay tirtirmayaan, arinkaasina Waxaa nolooga soo dhuumsnaayaa dhanka  diinta ama carabiyeenta.

Bal nala dhageysta farqiga u dhaxeeyo dowlada Turkiga iyo dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga horumarkooda iyo ulajeedada ay Soomaaliya ka leeyihiin. Waa inaan kala garanaa midka danta noogu jirto oo aan hurdadda ka kacnaa oo aan garanaa danteyna iyo mutaqbilkeena.

Daawo barnaamij aad xiiso u badan