Dhageyso: Prof. Xaamuud Maasheeye ”Arinta Baarlamaanka in ay hadda soo shaacbaxno aad ayey niyadjab ugu tahay shacabka Soomaaliyeed…”

Prof. Xaamuud Cali Maasheeye oo ahaan jiray wasiira dowlaha arimaha dibadda ee xiligii Sheekh Shariif oo ka hadlay waxyaabo badan ee haatan dhibaato taagan ku noqotay ummadda soomaaliyeed.

Xaamuud oo ka hadlaayey arinta DP World iyo arinta baarlamaanka, waxaana uu ku tilmaamay arinta baarlamaanka in ay hadda soo shaacbaxdo qilaafka madaxda looma baahneen, waxay niyadjab weyn ku tahay shacabka dhibaateysan oo dhibaato farabadan ku furan, in arinkaan loogu daro xaq ma’ahan ayuu yiri muddane Xaamuud.

Wareysigan oo faahfaahsan halkan ka dhageyso, barnaamijkan waxaa inoo daadihinaaya wariye Axmed Aar