Daawo: Barnaamijka falanqeynta todobaadka ee Somaliweyn Radio: Waxaa maanta marti noogu ah Axmed Xirsi

Barnaamijka falanqeynta todobaad ee somaliweyn radio: waxaa maanta marti noogu ah Axmed Xirsi.

Waxaa maanta uu ku saabsan yahay arimaha federaalka Soomaaliya iyo faa’iidooyinkiisa iyo khasaarooyinkiisa iyo xaarlada soomaaliya ee ay hadda lugaha la gashay sida arinta imaaraadka, dekeda berbers iyo xaalada baarlamaanka Soomaaliya.

Barnaamika waxaa inoo daadhinaaya Ikraam Cali Kaar