Qeybtii 2-aad: Barnaamijka Xidigaha Fanaaniinta waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*

Qeebtii 2-aad 

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama oo ay dhalax ahaan fanka ay ka dhaxashay hooyadeed iyo awoowaheed allaha u naxariistee labadaba Faadumo Qaasin Hilowle iyo Qaasin Hilowle.

Waxaan maanta halkan ku wareysan doonaa sida ay fanka ay ku soo gashay iyo waxyaabo kale oo fara badan ee dhageysi wacan.

Waxaa wareysiga inoo daadhin doona warye Ikraam Cali Kaar

Halkan Ka dhageyso

Facebook Comments