Somaliland oo dhulkeeda ka mamnuucday isticmaalka Domain-ka “.so”

Somaliland ayaa maanta qoraal ay soo saartay ka mamnuucday adeegsiga Domainka “.so” iyaga oo ku doodaya in uu raad ku yeelanayo qarannimada iyo Madaxbannaanida Somaliland.

Facebook Comments