Dhageyso wareysi safiirka Soomaaliya ee Yurub u fadhigya iyo socdaalkii uu ku tagay Liibiya

Danjiraha Soomaaliya ee Yurub u fadhiya mudane Dr Cali Saciid Fiqi wasaan ka wareysanay socdaalkii uu ku tagay dalka Liibya halkaasi oo ay joogaan soomaali aad u farabadan oo dhibaatooyin farabadan ay halkaasi ku haystaan.

Safiirka oo faahfaahin naga siinaaya socdaankaasi waxaan inoo soo wareysatay wariye Fahmo Maxamud iyo Yoonis Khaliif

Dhageysi wacan