Falanqeynta Maanta: shirkada DPW oo macaashkeedii sii yaraanayo. Qalinkii M. Caalim

Warbixin lagu Qoray suuq yada lagu iibiyo maalgashiga shirkadaha caalamiga ah

ayaa lagu soo saartay in shirkada DP World la sheegay in sannadba sannadkii uu ka dambeeyay uu hoos u dhacayay iibsiga faa’iida ay heli jirtay 5 sano ka hor arinkan ayaan la aqoon meesha uu ka socdo. Waxay hada khasaar tay 61% taas oo ah 61, 17 Milyan oo Doollar.

Eeg warbixinta suuqyada ee lagu Qoray xaalada Shirkada DPW.

DP World operates multiple related businesses from marine and inland terminals, maritime services, logistics and ancillary services to technology-driven trade solutions.

Stock price: 3DW (FRA) €17.88

-0.16 (-0.89%)

Revenue: $3,121 million USD hantida guud ee shirkada DPW.

://www.bloomberg.com/quote/DPW:DU