Wacdiga, wax isu sheega iyo dooda wanaagsani waxa ay door wayn ka ciyaaraan ka hortaga iyo dawaynta khaladaadka ubadka. Qaylada iyo khasabku inta badan iyagu
wax ma wanaajiyaan wuxuun bay sii kharibaan. Waqtiga dhow waxa laga yaabaa in aad u in aad u malayso in qaylada iyo dagaalka wax ku xalisay, waqtiga fogse waxa uun laga dhaxlaa in uu xidhiidhku burburo.

Halkan ka daawo qodobo asal u noqon kara qancinta ubadaka.
https://youtu.be/mlGp9ndNGfk
https://youtu.be/mlGp9ndNGfk
Anaga Ayaa Idhi Ee Samee Shaqayn Mayso – Toosinta Ubadka (5) ~ Sheikh Said Ali
youtu.be
|
Mahadsanidin
Said Ali Ahmed
Ottawa
Ottawa