Falanqeynta Maanta: Boqorka Sacuudiga salman ayaa fariin adag u diray dawlada Turkiga.

Boqorka Sacuudiga Mohammed bin Salman ayaa ku tilmaamay Dawlada Turkiga inay qayb ka tahay saddexda shaydaan oo ay weheliyaan Iran iyo kooxaha Islaamiyiinta ah argagixisada. Xag jirka ah.

Waxay dhib badan ku hayaa daganaasha la’aanta bariga dhexe. wuu ka gaabsaday Qadiyada wadanka Qadar oo ah dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar, colaadna kala dhaxayso wadanka sacuudiga markan liiska kuma darin. Boqor salman dawladaha qaswadayaasha ah.

Boqorka Sacuudiga Mohammed bin Salman ayaa sidoo kale ku eedeeyey Turkiga iyo Madaxweyne Erdogan inay isku day wadaan in ay dib u soo celiyaan Daulah Khilafah Islaam ee cismaaniyiinta oo jirtay 101 sano ka hor 1917. Isagoo sheegay in qarni ka hor markii Boqortooyada Cismaaniyiintu la burburiyey hada laga joogo.

Wuxuu weli ku riyoonayaa madaxweyne Erdogan inuu soo celiyo awoodii cismaaniyiinta. ee bariga dhexe.

hadalkan ka soo yeeray Boqorka Sacuudiga Mohammed bin Salman mar uu socdaal ku joogay wadanka Masar waxa uu walaac ku beerayaa bulshada islaamka ee khilaafku daashaday ee ku nool dhulka bariga dhexe Markay warkaa warbaahinta ka maqlaan.

Lama garanayo wax ku qasbay waqtigan fariinta intaa le’eg ee uu u dirayo dawladaha Turkiga iyo iran.

Boqorka Sacuudiga Salman ayey booqasho ku jooga wadanka UK. Isagoo kulan qado ah la qaatey Queen Elizabeth, iyada oo labada dal ay doonayaan in ay sii wanaajiyaan xiriirkooda dheer ee soo jiray waqti dheer.

Dawlada ingiriiska ayaa doonaysa maalgashiga sacuudiga ee labada wadan.dhexmara.

Boqor salman ayaa sii wadan doona safarkiisa
Wuxuu socdaal ku tagayaa wadanka Maraykanka. isagoo wata Qorshe ah in dawlada Maraykanku ee uu Madaxweyne Trump hogaamiyo ay safiir u soo magacaabto wadanka sacuudiga.

Madaxwaynaha Donald Trump ayaan wali magacaabin safiirka Sacuudi Carabiya ee dawlada Maraykanka labadan dawladood ayaa leh xiriir dheer oo wanaagsen

arinka waxa uu walaac ku beeray hogaanka boqortooyada sacuudiga. Waakuma safiirka loo soo magacaabayo. Dawlada sacuudiga?
Dawlada sacuudigu diyaar uma aha Danjire Haween ah.