TACSI: ALLAH HA U NAXARIISTO MAXAMUUD XIRSI

Dadka mahacyadoodu hoos ku xusanyihii :
Cabdullahi Sh. Xusseen (H/W)& Xaaskiisa Caasha Cadnaan
Cusmaan Cabdiraxmaan (Janno)&Xaaskiisa Caasha Cali
Cusmaan Xoosh &Xaaskiisa Anisa Ceelaabe
Sahra Cusman Janno
Zamzam Cusmaan Janno
Binti maxamed Shiikh Xusseen
Sahra Cabdullahi Shiikh Xusseen
Moxamad Cabdullahi Sh Xusseen

Dadkaas oo dhan waxaay u ducaynayaan Marxuum Maxamuud Xirsi oo Shalay ku geeriyooday Magaalada Atlanta ee Dalka Mareeykanka Allah Dambigiisa ha dhaafo raxmadiisaa ha huwiyo,

Marxuumka Maxamuud Xirsi Wuxuu ka tirsanaan jiray Ciidama Booliska wuxuuna Taliye qayb kasoo noqday Gobollo badan oo dalka ka tirsan .

Marxuum Gaashaanle Sare Maxamuud Xirsi Wuxuu noqday Madaxa Qaybta Dhismaha Ciidamada Booliska ,waxaana Burburkii Dalku uu dhacay isaga oo ah Madaxa Qaybta Gurmadka Booliska:
Marxuumku markii dalku uu burburay wuxuu u jeestay xag alle isagoo kamid noqday tiirarka waaweeyn ee uu ku taagnaa Masjidka Atlanta,oo Jinaasadiisii lagu tugaday shalay .Ilaahay wuxuu siiyey Marxuumka Cumri Dheer Iyo Cibaado fiican.

Facebook Comments