Barnaamijka Gorfeenta siyaasada oo maanta marti Ku ah Mohamed Nuur (Xisbiga Socialdemokrater Sweden) *Dhageyso*

Barnaamijka Gorfeenta siyaasada ee radio somaliweyn ee Sweden waxaa marti qadka telefonka ku wareysanay siyaasi da’yar ee u sharaxan xilka Golaha shacabka ee Sweden waa Mohamed Nuur waxaa uu ka tirsan yahay xisbiga shaqaalaha (Socialdemokraternas).

Wareysgan oo uu inoo daadihinaayo wariye Yooni Khaliif ayaa waxaa uu weydiiyey waxyaabaha ay siyaasiinta Soomaaliyeed ee ku jira ama rabo in ay ka mid noqdaan hogaanka siyaasata wadanka Sweden waxyaabaha looga baahan yahay in ay u qabtaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan wadanka Sweden gaar ahaan warqadaha aqoonsiga  ee ka soo baxo dowlada Soomaaliya sidii loo aqoonsan lahaa.

Wareysiga Sidatan ayuu u dhacay.

Halkan Ka dhageyso: