Xukuumadda Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiiska Shirkadda DP World, Ethiopia iyo maamulka Somaliland ay ka gaareen Dekedda Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war cad ka soo saartay heshiiska saddex geesoodka ah ee dhex maray maamulka Somaliland, Dowladda Itoobiya iyo shirkadda DP World.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inaysan cidna u wakiilan heshiiskaasi isla markaana aanay waafaqsaneyn heshiiskaasi.

Dekedda-Berbera-Soomaali