Fadlan nagala soo qayb gala barnaamij aad u xiiso badan oon ku soo dhaweyno Gudoomiyihii hore / Duqii Magaalada Muqdisho mudane Thabit Mohamed Abdi Malmö, Sweden.
Maalinta Jimcaha ee bishu tahay 02-03-2018 saacadu markay tahay 18:30-22:30.
Barnaamijkan waxaa hirgaliyey Daladda isbahaysiga ururadada soomaaliyeed ee gobolka Skåne Sweden.