Hogaanka xagjirka ah dalka itoobiya TPLF oo helay Raysal wasaaraha ay doonayen

Demeke Mekonnen Hassen, Ra’iisul wasaare ku xigeenka, ayaa noqonaya Raysalwasaaraha cudub ee itoobiya waa nin adag oo awood ka Haysta kooxda Tigreega Xagjirka ah ee wadanka itoobiya xukuma TPLF.

Demeke Mekonnen Oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Amxaarada.

Xisbiga ugu caansan ee isbahaysiga xukunka itoobiya Haysta ee la yiraah TPLF ayaa si Qarsoodi ah u soo gaba gabeeye. Qofka noqonaya Raysal wasaaraha cusub ee lagu aamini karo itoobiyada cusub.

Warkii la isla dhexmarayey ee ahaa in
People’s Democratic Organization (OPDO)

Hogaamiyahoodu mudane ahmed abiye noqon karo raysal wasaaraha mustaq balka itoobiya waxaa Fikirkaa diiday waxay ay shacabka oromo aamin san yihiin

Waxaa Tartamayey Labada Qowmiyadoo ee Amha iyo Oromo waa maslaxad loo arkay in siyaasi amhara ah lagu aamino hogaanka itoobiya. Kaas oo noqnonayo

Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka hada xilka kusimaha haya mudane Demeke Mekonenn

Ra’iisul wasaaraha hore dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa ku Taliyey in mudane Demeke yahay geesi fahmi kara waxa shacabka itoobiya doonayaan.

Fikirka lagu diidan yahay siyaasiyiinta Oromada ayaa ah inay intooda madan doonayaan in Qawmiyada oromo hesho madaxbanaani

Meesha Qowmiyada Ahmarada doonayaan Faderaalka itoobiya in uu jiro iyaguna helaan Awood doonayaan siyaasadeed oo muuqata.

Kooxda Tigreega ah ee dalka taysata waxay qaateen siyaasada Qawmiyada ahmarada taas ayaa keentay in nin ah Qawmiyada ahmatada laa sharaxo Raysal wasaaraha mustaq balka itoobiya.