Gudoomiyihii Degmada Mahaday oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Waxaa Wareegto ka soo baxday Maamulka Hirshabeelle xilka looga qaaady Gudoomiyihii Degmada Mahaday ee Gobolka Sh/Dhexe.

Wareegtadaan oo uu ku saxiixnaa Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Mahaddaay,Cabdullahi Maxamed Xuseen (Geeldoox), wareegtadaan kuma xusna sababta ka dambeysay xil ka qaadista Gudoomiyihii Degamada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Hoos ka aqriso Wareegtada Xilka looga qaaday Gudoomiyaha Degmada Mahadaay: