Wasaaradaha Dastuurka DFS iyo Mid Koonfur Galbeed ayaa khilaaf soo kala dhex galay taas oo lagu joojiyey xiriirkii wada shaqeyneyd ee labadooda.
Khilaafka soo kaladhex galay 2-da Wasiir Dastuurk ayaa salka ku haya arimo la xiriira sida loo fulin lahaa hawlaha Dastuurka.
Halkan-Ka-Akhriso-War-Saxaafadeedka