*Daawo* Nin Carooday Laga Badiyay “By: Bazi Bussuri Sheikh”

Carada ama Xanaaqa aan laga soo noqonaynin, waxay u horseedaa Colaad aan laga heshiin. Hadii aan Soomaali nahay waa in aan xakameynaa carada aan laga soo noqon ee seef la boodnimada.