Taliye Gorod: “Haddii aan soo celin waayo xarumihii Ciidanka Qaranka xilka aan hayo waan ka tegayaa”

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod  ayaa sheegay in uu ku dadaali doono sidii uu u soo celin lahaa xarumihiin ay lahayaaeen Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Taliye Gorod ayaa xusay in ay muhiin tahay in dadka Soomaaliyeed loogu adeego xarumaha danta guud ee dalka.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay haddii uu wax ka qaban waayo arrimahaasi i uu isaga tagi doono xilkiisa.

Facebook Comments