Caruurta ha loo duceeyo yaan la habaarin -Qaacidooyinka tarbiyada

Assalamu Alaikum Warahmatullahi wabarakatuhu

Barmaamijkan waa kii ugu danbeeyay ee barmaamijyo dhawr ah oo aan kaga hadlaynay qawaacida tarbiyada caruurta.

Barmaamijkan waxa aanu magac uga dhignay “Caruurta ha loo duceeyo oo yaan la habaarin”. Fadlan halkan ka daawo hadaad sii gudbin kartana sii gudbi.

Facebook Comments