Dhageyso: Maxamed Aways Muudey (Boqorka Bartamaha Afrika) oo nooga warbixinaayo sidii loo xiray iyo sidii loo soo daayey

Dhawaan waxaa xabsiga dalka Itoobiya laga soo daayey mid ka mid ah wariyayaasha ugn weyn ama ugu caansan ummada Soomaaliyeed, kaasi oo ah Maxamed Aways Muudey oo loo yaqaano Boqorka Bartamaha Afrika.

Boqorka Bartamaha oo aad iyo aad umu mahadceliyey dadkii ka shaqeyey in xabsiga laga soo daayey ugu baaqay in ay yihiin kuwa na dareysiiyey in ay dowladnimadii dhuntay ay soo noqotay dadka soomaaliyeedna ay garab istaagan si ay howshooda u gulan ayuu yiri Maxamed Aways Muudey.

Boqorka oo ka faahfaahinaayey siyaabihii loo xiray iyo waxyaabihii sababay in la xiro iyo waxyaabixhii sababayey in la soo daayo ayaa wariyaheena somaliweyn ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden Axmed Afrax Yuusuf ka wareystay waxyaabo farabadan oo halkaani lagu soo koobi karin.

Wareysigii oo sidan u dhacay ku soo dhawaada:

Halkan Ka dhageyso