Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo Xasaanadda laga qaaday (Akhriso)

Gudoomiyaha maamulka Jubbaland ayaa aqbalay Xasaanad kala noqosho lagu sameeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu hareer maray hanaanka Anshaxa ee u degsan Jubbaland.