Al-Fanaan Maclow oo soo diyaariyey Taariikh nololeedkii Marxuumad Khadiijo Cabdullahi Daleys

Halkan Ka Daawo Taariikh nololeedkeeda Faanaanada Marxuun Khadiijo Cabdullahi Daleys oo dhawaan taab Ku geeriyootay dalka Canada.

Taariikhnoleedka waxaa inoo soo diyaariyey al- fanaan Maxamed Maclow oo ay labadooda kawada tirsabaayeen howoldii waaberi.

AL-FANNAN MAXAMED MACLOW NUUR UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA AY DUNIDA KA JOOGAAN WUXUU KA CODSANAYAA INAY KU TAAGEERAAN CODSIGIISA AH IN MARXUUMAD KHADIIJA C/LLAHI DALAYS IYO MARXUUMAD SHAMSA ABUUKAR GADUUDO (CARWO) IN LAGU SHARFO
1- GOLAHA HIDDAHA IYO DHAQANKA MAAMA DALAYS MUQDISHO
2- GOLAHA HIDDAHA IYO DHAQANKA MAAMA GADUUDA HARGEYSA.

SIDAA DARAADEED SHACBIGA SOOMAALIYEED WAXAA LAGA CODSANAYAA IN MADAXDOODA AY KA DHAADHICIYAAN IN GOLAYAASHAASI LOOGU MAGACDARO MARXUUMINTAA AAN KOR KU SOO XUSNAY.

Halkan ka Daawo Barnaamijkii Taariikh nololeedkeedii Marxuun Khadiijo C. Daleys