Afhayeenka wasaarada Amniga Abdicasiis Xildhibaan oo ka warbixiyey xaaladda amniga dalka maraayo *Dhageyso*

Waxaa inoo suurta gashay in aan wareysi la yeelano afhayeenka wasaarada Amniga Soomaaliya Mudane Abdicasiis Cali Ibraahim oo loo yaqaano Xildhibaan. Afhayeeenka waxaa uu warbixin balaaran naga siiyey howsha amniga halka ay mareyso daddarne xoog leh lagu haayo sidii wadanka oo dhan loo gaarsiin lahaa nabad lagu seexdo, laga isfeen lahaa canaasiirta tar ee ku dhuumaaleysano meelo yar yar ee dalka ka tirsan.

Wareysigaas oo nio daadhinaayo Wariyaha Somaliweyn ee dalka Sweden mudane Yoonis Khaliif ayaa waxaa uu wareysi u dhacay sidatan:

Halkan Ka dhageyo