Daahfurka dhiganaha oo lagu qaban doono Gothenburg Sweden

Ogeysiis dhamaan dadweynaha degen magaalada Gothenburg ee dalka Sweden loogu soo bandhigaayaa buug  la magac baxay Hilaadin oo uu inoo soo bandhigi doono qoraaga dhalinta yar ee Badhiir M. Xersi.

Ha moogaanin hana ka maqnaanin

Mahadsanidiin