Kenya oo rukhsaddii ka qaadday laba kamid ah shirkadaha diyaaradaha ee Somalia u duula

Mas’uuliyiinta Duulista Hawada dalka kenya ayaa khamiistii maanta joojiyey laba diyaradood oo lagu eedeeyay in ay badeecooyin sharci-darro ah u dhoofinayeen dhinaca Soomaaliya.