Gaas oo magacaabay Taliyaha Booliska Puntland iyo ku xigeennadiisa

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04  January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu arkay:                      Datuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:                Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1-Waxaa  S/GUUTO Cabdulaahi Shire[Dool] loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.

2-Waxaa  G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

3-Waxaa   G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.