Caruur wanaagsan hadaad rabto, fahan waaqica ay caruurtu ku korayso

Assalamu Calykum Waraxmatullahi wabarakatuhu
Waaqica ay caruurtu ku korayaan oo la fahmaa waxa uu horseedi karaa in ay waalidka u fududaato tarbiyadaynta ubadkooda.
Casrigani oo ah casrigii snapchat-ka, instagram-ka, face-booga  whatsapp-ku iwm waxa uu u baahanyahay habab la falgali kara casrigan. Qaacidadan oo ah qaacidadii 3 aad ee qaacidooyinka tarbiyada waxa aan kaga hadlaynaa  qaacido aan u bixinay
“Fahan waaqica ay caruurtu ku korayso”. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo.
https://youtu.be/NQudwmM1g-Q

Mahadsanid